1
Tusaale Dheeraad ah3
β
Afhayeenka xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo hogaaminaya Wafdigaasi ayaa ka ambabaxay magaalada Baardheere, iyagoo mudo kadib gaaray magaalada Garbanaarey oo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen Odayaasha iyo Waxgaradka Magaaladaasi.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-naa, -nayd; waaweyn
Xarafka
W Β· WE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
