Tusaale Dheeraad ah3
β
Amnesty International ayaa si kulul u cambaaraysay dilka iyo bartilmaameedsiga dadka rayidka ah ee weerarkaas lagu waxyeelleeyey. 11 kamid ah 21 qof oo howlgalkaas lagu dilay ayaa lagu dhex dilay masjidka Al-Hidaaya.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
nafley
Xarafka
DH Β· DHE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
