U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maaree

Fal Gudbe (2)
Naxwe-reeyay, -reysay
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Si farsama leh arrin u xallin.

2

Maar ka dhigid.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

- Rag wixii ilmo laga soo bixiyo aan ahaynba soo mare. 4- Rag naftiisa mooyee wixii kaleba maaree. 5- Rag waa barasho, geelna waa rarasho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-reeyay, -reysay

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maaree - sawirka la wadaagga

La Wadaag