U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ilmo1

Magac Lab
Xaraf ISubg IL4 xar
1

.u Dhallaan; caruur; ubad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markaa ayaa Zeyd ku yidhi: "faraha isaga qaad kii ay Rasuulka (scw) ay ilmo adeerada ahaayeene".

”
“

Isla xilliyadaasna waxay Ilmo Aadan u xuub-siibteen tiknoolijiyad dardarteeda wadata.

”
“

Muddo hal sanno ku dhow ama wax ku dhow hal sanno markay ka soo wareegtay xaaladdaas ayaa waxaa maalintii danbe ii yimi nin aan ilmo adeer nahay, waxaanan uga waramay sheekadeeyda biloow iyo dhammaad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ilmo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan