U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maaxo

Fal Magu (3)
Naxwe-xday, -xatay
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Ceel maax yeelasho.

2
3

Ku m.: wax horey la isugu ama la isu faray dib u soo xusuusasho.

4

Biyo calowsan kala miirmid.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-xday, -xatay

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maaxo - sawirka la wadaagga

La Wadaag