U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gabay1

Magac Lab
Naxwe-yo, m.dh
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad, luuq iwm oo aan muusig loo tumin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isagoo ka niyad jabay dawaladihii tamarta yaraa ee is bed bedelayey 1960-1969 oo tamar gabay da’diina ka dama timi oo qarni ku dhowaad jira ayaa kacaankii 21 kii Octobar1969 dhashay.

”
“

Intaan gabay masaal, uga dhigeen mariyay luuqdiisa.

”
“

Gabay, Geeraar, Buraanbur iyo Tix ku saabsan Caashaqa ayaa ahaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gabay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan