U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hees1

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-so, m.l
Xaraf HSubg HE4 xar
1

Tix hab dhisan leh oo lagu luuqeeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barlamanka PL oo ansixiyay Hees calan Baarlamanka Dowlada Puntland ayaa manta ansixiyey Heesta calanka ee astaanta u ah Dowlada Puntland, waxaana maanta kooramka fadhiyey 40-Mudane oo ka mid ah Xildhibaanada Puntland.

”
“

Heesta qaranka waa hees markasto faaniso dal.

”
“

Habeen habeenada ka mid ah, ayay Khadra ka qayb-gashay xaflad, waxayna halkaa kula kulantay fannaanka Saalax Qaasim oo kabanka u garaacay markii la sara-kacday hees ay qaado fannaanadda Sahra Axmed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-so, m.l

Xarafka

H · HE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hees - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan