U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muraaqo

Magac Dheddig
Naxwedii.
Xaraf MSubg MU7 xar
1

Jidbo; burur.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Haa, waxaan noqon lahaa dadka caabbuda" X.W. Erayadani waxay igu abuureen muraaqo iyo maan burur, anniga oo jibbaysan waxaan u cayntaariyay xaggii gurigayga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

dii.

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muraaqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan