U gudub nuxurka bogga
SABAAD

burur1

Magac Lab
Xaraf BSubg BU5 xar
1

Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa kiciyo oo ka lumiyo is-hanashada; jidbo. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haa, waxaan noqon lahaa dadka caabbuda" X.W. Erayadani waxay igu abuureen muraaqo iyo maan burur, anniga oo jibbaysan waxaan u cayntaariyay xaggii gurigayga.

”
“

Haddii aan salka dhulka la helay oo aan is idhi bal kala habayso wixii maanta kaaga soo go'ay meeshan, mise waxaba igu dhacay maskax burur.

”
“

Qodobbo runtii aan ku salaysnayn qiiro shakhsiyeed, faan indhola’ amaba burur iyo jidbo ka dhashay saarka rooxaanta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
burur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan