U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jibbaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf JSubg JI9 xar
1

ld jid-baysan

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka dhallinyarada ah ee jibbaysan iyagana meel la isu diro waxay xilligaas ugu jeclaayeen tababar gaaban oo ay ku soo qaataan caasimadaha dalalka bariga Yurub.

”
“

Haa, waxaan noqon lahaa dadka caabbuda" X.W. Erayadani waxay igu abuureen muraaqo iyo maan burur, anniga oo jibbaysan waxaan u cayntaariyay xaggii gurigayga.

”
“

Magaaladda Hargeysa kuma soo badanayaan oo kaliya ereyada shisheeye ee laga maarmi karo, waxase kale oo jira dad jibbaysan oo, inta badan, qurbo joog ah oo wada aragtiyo iyo dhaqamo aan qabatimi karin degaanka iyo waayaha ka jira halkan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jibbaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan