U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maan1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA4 xar
1

Awoodda garashada ee qof leeyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Kubadda Cagtu waa ciyaar fani ah- maan doonayn in aan caawa (xalay) ciyaarsiiyo Giggs."

”
“

Bal hoorisna ku dar ah, waayo maan arage. d. Cirka taagey udub li'i.

”
“

J: Waa run waan ka baxay dawladdii Carta, sababta aan uga baxayna waxa weeye intii ay beeshaydu tagtay Xamar anigu maan tegin Xamar, markii aanu Carta ka nimina anigu debedda ayaan u baxay oo aan sannadkan ku maqnaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan