U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naayaa

U yaac Jilicsan
Xaraf NSubg NA6 xar
1

Erey haweeney lala hadlayo dareenkeeda lagu soo jeediyo, xushmadarrana huwan.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Qaladkaaga naayaa golayaasha qarankee, qoodhu meel ka waydaad adigoo mal-khabad xidhan qoolaaliyeysaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

U yaac Jilicsan (u.j)

Xarafka

N Β· NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naayaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan