U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naa

U yaac Jilicsan
Xaraf NSubg NA3 xar1 Tusaale
1

Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. , "Naa Ubax".

Tusaalooyin

β€œ

Naa Kaaha!

”

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Mowjado colaado ah ayaa shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, iyadoo kooxda Al-shabaab ay iska fogeysay khasaaraha ka dhashay duqeymihii ba'naa ee ka dhacay Muqdisho, iyagoo ku eedeeyay ciidamada AMISOM.

”
β€œ

Saynab: β€œ naa waad hadal badatee iga tag,” inta ay tidhi ayey iskaga dhaqaaqday.

”
β€œ

Naa haweenka xinnaha u heellan, huruud baa la marsadaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

U yaac Jilicsan (u.j)

Xarafka

N Β· NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan