U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haweeney

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HA8 xar
1

Qof dumar ah oo la guursaday.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afar qof ayuu madfac ku dilay hal goob oo ka tirsan Bakaraha, waxana dadkan dhintay oo uu hilibkoodu googo'ay ka mid ahayd haweeney.

”
“

Haweeney Uur Lahayd oo lagu dilay Xaafada Arjantiin ee Magaalada Muqdisho.

”
“

"Aad ayaan uga naxnay markaan aragnay maydka, waa qof la yaqaan oo xaafada daganaa, ma naqaan sababta lagu dilay, wuxuuna ka mid tirsanaa hay'adda Saacid" ayay tiri haweeney ka mid ah dadkii maydka arkay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haweeney - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan