U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qabatin1

Magac Lab
Naxwec.nafl.
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Marka laga hadlayo taduwurka, isbeddel kasta oo ku dhaca dhismaha ama shaqada noolaha taas oo ka dhigta mid ku habboon degaankiisa.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Halka ugu hoosaysaa waa qabatin, halka ugu sarraysaana waa fiil, feedhid u baahan, faraha se laga qaaday.

”
“

Ugu horrayn, qaadku qabatin ayuu u keenaa dadka cuna.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

c.nafl.

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qabatin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan