U gudub nuxurka bogga
SABAAD

isbeddel1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf ISubg IS8 xar
1

Gaddoonka muuqaal iwm oo ku dhaca walxaha.

2

Wax cusub oon hore u jirin oo soo kordha.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Awood qaybsiga ASWJ iyo Dowladda Federaalka waa isbeddel cusub.

”
“

Xulka Malawi oo u safray dalka England bishii hore oo uu ku soo yeeshay saddex kulan oo tijaabo ah, waxaa ka muuqatay isbeddel weyn oo uu hormood ka ahaa 20-jirka Kanyenda oo kala daadiyay difaaca Zambia oo u kulankaas oo dhan dhexmarayay.

”
“

Waxaa kale oo ka mid ah lacag 15 milyan oo gini ah, taas oo lagu dhisay garoonka cusub ee Ashburton Arsenal waxay isbeddel ku samaysay dakhliga ciyaartoyga muddo 12 bilood gudahood ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
isbeddel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan