U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qadee

Fal Magu (2)
Naxwe-deeyay, -deysay
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Qado cunid.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Bashiir ayaa saaxiibkii Najiib oo qaad afka ku hayay xiligaa u sheegay oo yidhi kaalay ila qadee, laakiin Najiib wuxuu ugu jawaabay; “Haddii aanan soo qadayn saaxiib marhore ayaan intayda sii qaddiman lahaa ee waan soo qadeeyay.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-deeyay, -deysay

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qadee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan