U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ayaan1

Magac Lab
Xaraf ASubg AY5 xar
1

Awood qarsoon oo qofka la socota dhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna u noqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo; nasiib; hoodo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afar sannadood kadib ayaan wax is-beddel ahi ka muuqan.

”
“

"Afar maalmood ayaan bada ku soo jirnay..

”
“

kii May ee 2005 ayaan taariikhda siyaasadeed ee Ethiopia hore u soo marin, kadib markii 25 million oo cod bixiyayaal ah u dareereen si codkooda ay u siiyaan saddexa xisbi ee u loolamayay hogaanka dalka (EPRDF, CUD iyo UNITED).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ayaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan