U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saaxiib1

Magac Lab
Naxwe-bbo, m.dh
Xaraf SSubg SA7 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Saaxiib kuugu wehelyeela jidka dugsiga Carruurta u lugaysa, kana timaada dugsigu waxa ay yeeshaaan waayo-aragnimo waddo mariseed, firfircooni jidheed iyo aqoon bulsho (sosial l�ring).

”
“

Marka saaxiib is qabooji, wax walbaa way hagaagayaan.

”
“

Haddaba waxaan leeyahay aniga oo cabiraya aragtidayda saaxiib cabashada aad Berbera ka cabanayso waxay ka dhigan tahay murtida tidhaahda abaal ruux gala waa la arkaa ruux gudase waa yar yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bbo, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saaxiib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan