U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sargaf

Magac Lab
Naxwe-'ay, -'day
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Hilib saafan oo la dubay; naas. sargo' f.mg1 Ku s.: wax, wax kale la jin ah noqosho. sargo'an f.mg4 (-'naa, -nayd) Ku s.: wax, wax kale la jin ah ahaansho. sargo'i f.g2 (-iyay, -isay) Ku s.: wax, wax kale la jin ah ka yeelid. sargo'id m.f.dh sargo'. sargo'in m.f.dh sargo'i. sargo'naan m.f.dh sargo'an.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-'ay, -'day

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sargaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag