U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xigso

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf XSubg XI5 xar
1

(f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho.

2

(f.g) Cid qaraabo ka dhigasho.

3

(f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

X Β· XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xigso - sawirka la wadaagga

La Wadaag