U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhib1

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-bab, m.l
Xaraf DHSubg DHI4 xar
1

Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo.

2

(fk) Si rafaad ah; si qaxar ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba, arimahaasi weli way taagan yihiin, xalna way u baahan yihiin, waan arrin dareen siyaasadeed leh, oo dhib keeni kara.

”
“

Faa'iidada waa hal dhinac, taliska sare ee Jameecada unbaa la kaalmeeyaa oo danyarta dhib unbaa lagu hayaa.

”
“

. Yathrib gudaheeda waa ka xaaraam (in ay ku xadgudubto) cidda waraaqdaan kala qoratay. 20. Midka la magan galiyo waxa uu la mid yahay qofka kale hadduuna dhib la imaan, dambina galin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan