U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaraabo1

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA7 xar
1

.u Dad xagga hooyo ama aabbe xiriir dhalasho ka wadaaga.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmad Yonis oo qaraabo la ah marxuumka ayaa sheegey in Bariyow uu daba socday markii sadex nin oo madaxa soo duubtey joojiyeen kadib-na rasaas kala eegteen xabadka iyo madaxa.

”
“

Markaas hadaad garanaysid ood qaraabo ama saaxiib la tahay nimankaas fadlan kula taliya inay xoolahaas u ceshaan dadkii xaqa ulahaa.

”
“

Maalin maalmaha ka mid ah waxa gurigooda booqasho ku yimi nin ay aabbihii qaraabo yihiin oo Jarmalka ku noolaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaraabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan