U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yaryaree

Fal Gudbe (2)
Naxwe-reeyay, -raysay
Xaraf YSubg YA8 xar
1

Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

“Mayee waxan la yaabay,” ayay Axado tiri, “meelaha yaryaree ay ka hadleyso: waaxay dhimbilaha ay sheegayso?

”
“

Waxa taa kuu dheer qaaraamada yaryaree is-garab ordaya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-reeyay, -raysay

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yaryaree - sawirka la wadaagga

La Wadaag