U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taa1

Magacuyaal Tiriye
Naxwekuwaas, w
Xaraf TSubg TA3 xar
1

.dh Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. "taa soo socota waa Hodan".

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aniguna taa waan ku raacsanahay saxiibkay, Gaarriye.

”
“

Haddii taa lagaa waayo, bulshada waxaan kula talin lahayn in ay iska samraan 12-ka bilood ee soo socota, ilayn hal 30 qadday hal kuma dari waydo e, ayna u toog hayaan bisha Janaayo ee sannadda 2009-ka.

”
“

Hase yeeshee ganacsade Indhadeero ayaa taa si weyn uga soo horjeestay, waxaana hadda taagan muran aan weli xal loo helin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Tiriye (mu.ti)

Isrogrog

kuwaas, w

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan