U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tiri

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf TSubg TI4 xar
1

Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid.

2

Gabay, hees iwm curin.

3

Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn.

4

Ku t.: wax rasaas ku furid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Adigase aan talo ku siiyo,” ayay Hooyo Filsan tiri, “adduunkan mar la dhiman ma ogide salaadda iska giiji, qaasatan subaxa u kac, xilligiisana tuko.

”
“

“Ayeeyo iyo habaryaro iyo eedooyin, wax walbaynu kuu nahay,” ayay tiri Axado oo ah islaantii hoggaaminaysay islaamaha.

”
“

"Cudurkan waxaa inta badan keeno gaajada" sidaasi waxaa tiri Marwo Magaalo Mux'ed oo ka tirsan haweenka xubnaha ka ah xaruntan WAMY waxayna intaasi ku dartay in marka hore laga hortago nafaqo darida iyo baahida si loo yareeyo cudurkan qaaxada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tiri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan