Tusaale Dheeraad ah2
“
Dad ayaa bad iyo berri ku silicsan, dadna waxay cuneen ayaa ka tan badiyey oo caafimaadkoodii hoos u dhigay cayil daraaddiis.
”“
Si kastaba ha ahaatee iyadoo la tixraacayo xarunta koontaroolka cudurada iyo ka hortagooda, 35.3% boqolkiiba haweenka Mareykanka iyo 33.3% boqolkiiba ragooda waxay ka cabanayaan cayil saa'id ah sanaddii 2006.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
C · CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
