U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bad1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf BSubg BA3 xar
1

Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo.

2

Goobta lagu ciyaaro turubka.

3

B.da gabayga: baabka gabayga.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arintan ayaa ka danbeysay kadib markii digniino fara badan oo ka imaanayey kooxo Diineed ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu badalay dhaqankii soo jireenka ahaa ee Bad-galka Qur’aan aqris iyo Ducooyin Alle Bari ah.

”
“

Dhul ku wuxuu u kala baxaa Bad iyo Beri.

”
“

-Waxay salaadiintu u soo jeedinayaan xukuumadda inay ku dedaasho, kana hawl gasho sidii dalkan aoonsi loo gaadhsiin lahaa iyo inay degaanka dalka bad-baadiso, isla markaana ay xoolaha iyo noloshooda indho gaar ah ku eegto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan