Tusaale Dheeraad ah3
“
Alexanderkii weynaa (Great) ee Giriiga ahaa sannadku markuu ahaa 332 C.H, wuxuuna Maamulkeedii hoos geeyay Imbaraadooriyadii Masar oo la odhan jiray Plolmy.
”“
Arrintaas ayaa markii u horeysay sababtay hoos u dhaca iyo niyad jab ku yimid guddidii dhalinyarada ciyaaraha ee gobolka iyo ciyaartoygii-ba, isla markaana wasaaraddu aanay waxba- ka qaban.
”“
Badhasaabka Cadan wuxuu ahaa oo kale Badhasaabka maxmiyaddii Cadan oo ay maamulkeeda Ingiriiska ay hoos-yimaadaan dhulka u dhaxeeya Yementii laga xukumi jiray Cadan ilaa xuduuda Cumaan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-sas, m.l
Xarafka
H · HO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
