U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baruur

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Hilib intiisa aan ahayn oo dufanka leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tusaale ahaan haddii erayga baraare yahay badhaadhe, erayga baruur ma aha badhuudh.

”
“

Qofka oo cuno baruur faro badan oo dux leh (fats) ayaa ah mid sababi karta caafimaad darro laakiin inta badan ah khudrad ayaa dhinaca kale caawin karta caafimaadka jidhkaaga.

”
“

Waydiimahaa iyo qaar kale oo badan ayuu haragga isaga sii saaray intiiuu gaadhayay maqaaxi ay islaan suxul baruur ahi haysatay oo uu fadhiisan jiray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baruur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan