Tusaale Dheeraad ah3
“
Mudanahan oo baarlamaanka kasoo galay dhanka Isbahaysiga ARS ayaa sheegay in mudanayaashu ay noqdeen kuwo la kala iibsanayo, wuxuuna ku eedeeyay 550-ka mudane inay yihiin dhuuni-raacyo.
”“
Ma'ahan oo keliya in maamulka Soomaalidu uu bixiyay dhulkaas ee waliba wuxuu bilaabay inuu cabudhin iyo caga juglayn kula dhaqmo cid kasta oo isku dayda in ay ka hadasho go'aankooda danaystanimada iyo dhuuni raacnimada ku dhisan.
”“
In lala dagaallamo danaystayaasha, dhuuni-raacatada iyo damiir-laawayaasha ay dawladnimadu dhibayso.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
DH · DHU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
