U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mudane

Magac Lab
Naxwe-nayaal, m.l/dh
Xaraf MSubg MU6 xar
1

Xubin baarlamaan oo la soo doortay; xildhibaan.

2

Qof sharfid mudan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

.3 Mudane kasta waa inuu yeesho fayl u gaar ah.

”
“

. Waa in mudane Dahir Riyaale aad Dawlada aad keenaysa ay noqtaa mid tayo leh Tiro ahaan iyo Tayo ahaanba. 2. Waa in aad maamulka imika jira aad ka adkaysa sida uu yahay hada.

”
“

mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Zambia ayaa u codeeyay in dhawrsanaanta laga xayuubiyo Mr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nayaal, m.l/dh

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mudane - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan