Tusaale Dheeraad ah3
“
Dagaallada noocan ah waxaa huriya Dagaal-oogeyaal eryanaya dhuuni dhalanteed ah kuwaasoo aan badankooda waligood lagu arkin goob-dagaal.
”“
Mudanahan oo baarlamaanka kasoo galay dhanka Isbahaysiga ARS ayaa sheegay in mudanayaashu ay noqdeen kuwo la kala iibsanayo, wuxuuna ku eedeeyay 550-ka mudane inay yihiin dhuuni-raacyo.
”“
In lala dagaallamo danaystayaasha, dhuuni-raacatada iyo damiir-laawayaasha ay dawladnimadu dhibayso.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
DH · DHU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
