1
Qof diyaaradaha wada. dųuliye m.l (-yayaal, m.l/dh) Taliye. dųullaan m.l 1.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Ajnabigan la afduubay ayaa kala ahaa: Qof Belgian ah, Qof Polish ah, Laba Faransiis ah. iyo labada duuliye oo u dhashay dalka Kenya, iyadoo loo kaxeystay duleedka magaalada uu afduubku ka dhacay.
”“
Halkaasoo uu ku bilaabay Duulimaadka Diyaaradaha FOKKER F27, isagoo markaa lagu qaatay Duuliye Sare- (Captain Pilot).
”“
Dabayaaqadii todobaadkii hore ayay ahayd markii Garoonka Diyaaradaha Dhuusa-mareeb laga qafaashay 4 samafale iyo duuliye oo u kaxeynayay diyaarad u kireysneyd, kuwaasi oo dhamaantood ajnabi ahaa.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-yayaal, m.l/dh
Xarafka
D · DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
