U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diyaarad

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DI8 xar
La Mid AhdayuuradMagac Dheddig
1

Gaadiid hawada mara, rakaabka iyo xamuulka qaada, jaad ka mid ahna lagu dagaallamo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada NATO ayaa sheegay inay diyaarad kuwa qumaatiga u kaca ah oo Germany laga leeyahay ay u direen goobta afduubka loogu geystay MV Golden Blessing oo waday xamuul gaaraya 14,445-tones.

”
“

Diyaarad yar oo aanay cidna wadin ahna kuwa basaaska ayaa maanta ku dhacday Degmada Marka ee Gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo diyaaradaas ay madaxa ku dhufatay dhagax badda ku yaalla.

”
“

Ardaydii ka soo jeeday gobolada Soomaaliya oo dhan ayaa la isugu keenay magaalada Muqdisho, kuwaas oo diyaarad Turkigu ay leedahay ay qaadi doonto Garoonka magaalada Muqdisho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diyaarad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan