1
.t
Tusaale Dheeraad ah3
β
Allaha u naxariisteen, abwaanku wuxuu ifka uga tagay in ka badan 30-caruur ah oo dalka iyo dibadiisa ku sugan, isagoo ka dhintay laba xaas oo uu qabay, waxaana aaskiisa ka qaybgalay xubno ay ka mid yihiin Sh.
βEreyada La Xidhiidha
labo1. laba jibbaarane m.l Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa. laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkiisida dhiil iyo haruubkeedoo inta labadaba la wada buuxsholaysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3. ld laba'aabburid. laba'aabbur2 f.g1 (-ray-rtay) 1. Weel iyo aabburkiisida dhiil iyo haruubkeedoo inta labadaba la wada buuxsholaysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho. laba'aabburan f.mg4 (-rnaa-rnayd) Wax la laba'aabburay ahaansho. laba'aabburid m.f.dh eeg laba'aabbur2. ld laba'aabbur1 (3). laba'aabburnaan m.f.dh eeg laba'aabburan. ld laba'aabburnaansho. laba'aabburnaansho m.l/dh ld laba'aabburnaan
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-nayaal, m.l/dh
Xarafka
L Β· LA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
