U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iftiin1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf ISubg IF6 xar
1

Kaah wax lagu arki karo.

2

Wakhti si fiican wax loo arki karo oo qorraxdu soo baxayso ama dhacayso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jamaame waxay leedahay laba suuq oo laka yiraahdo suuq mugdi oo ku yaala xaga dambe ee magaalada iyo suuq iftiin ama suuq weyn ee ku yaala magaalada xaga hore ee laga soo galo.

”
“

Aqoon la’aan waa iftiin la’aan.

”
“

Dayaxu malaha iftiin isaga u gaar ah laakiin wuxuu soo celiyaa falaadhaha ileys ee qoraxda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

I · IF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iftiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan