Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Wadarta sano ee noole jiro.
Da', cimri.
La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
Guddoomiyaha degmada Gebilay, Abiib Xasan Fil-Fil, ayaa kormeer ku tegay magaalooyinka iyo degaanada degmada Gebilay.
Boqor Cabdala ayaa isna yidhi "Hadaa kalaam badaal, laayajiibul faa’iido, walaa rajuula fil xarbi yaa khawal anta Amriikiya masnac adiga laftaada."
Arintii ugu danbeeysay ee ay ka wada sheekaysteen waxay ahayd, gabar yar oo ay isku fil yihiin oo lagu guday tuulada maamlo aan sidaa u sii fogayn.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
F · FI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag