U gudub nuxurka bogga
SABAAD

noole

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dhBaayoloji
Xaraf NSubg NO5 xar
1

Wax kasta oo nool; noolayaashu way koraan, tarmaan iwm. noole jirro-dhaliye m.l (baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama geed ama qof oo cudur u keena.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cunto samaysigu waa habka noole cuntada u samaysto.noolayaashu laba hab mid ayuun bay cuntada ku samaystaan habka kali samaysasho iyo ku tiirsani.

”
“

Naaftada oo ka mid ah Shidaalka ayaa wuxuu ka samaysmay markii tiro badan oo noole dhintay ah - u badan dhir iyo algea - ku aasmeen dhagaxa sedimentary hoostiisa, halkaas oo cadaadis iyo kul badan ku helay malaayiin sano ka hor.

”
“

Waraaqdaa waxaa loogu digayey Ayaan looguna sheegay in iyaduna ay meyd-noole tahay maxaa yeelay Muslimiintii Holland ayey argagixiso weyn ku abuurtay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Cilmiga

Baayoloji (baay.)

Xarafka

N · NO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
noole - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan