1
.w
Tusaale Dheeraad ah3
β
Waxaasi oo idili waxay u baahanyihiin in dad khubaro ah loo xilsaaro si ay u darsaan ugana soo talo bixiyaan.
ββ
Dhinaca dawladda Ciraaq ayaa beenisay inay haysato oo ay qarsanayso hubka halista ah oo aan ku jirin warbixintii ay u gudbisay qaramada midoobay iyadoo Maraykanka ugu baaqday inuu soo dirto khubaro xaqiijisa arrintaasi.
ββ
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland Maxamed Cadiwahaab Axmed ayaa Puntlandpost u sheegey in sixitaanka Imtixaankan ay u fadhiyaan 95 qof oo khubaro ah kuwaas oo muddo todobaad ku dhameystiri doonaan Imtixaanka.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
KH Β· KHU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
