U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khabiir

Magac Lab
Naxwe-rro/khubaro, m.dh
Xaraf KHSubg KHA7 xar
1

Qof laamaha cilmiga ama fanka mid ka mid ah aqoon gaar ah oo dheer u leh.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Khabiir ku xeel dheer arrimaha xuquuqda aadanaha Dr.

”
β€œ

Alnajjar oo ah khabiir madax banaan ayaa QM kala taliya xuquuda aadanaha kaas oo xogtiisa ku saleeya wareysiyo uu la yeesho qaybaha kala duwan ee bulshada isaga oo warbixin dhowaan u gudbin doona golaha amaanka.

”
β€œ

Khabiir Axmedow, adigu ma waxaad rabtaa in aad wax ka bedesho khariidadda soohdimaha dhulka ee Ingiriisku jeexay, adiga oo sida aan hadalkaaga u fahmay jecel in aad bad u raadiso gobol aan bad lahayn?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro/khubaro, m.dh

Xarafka

KH Β· KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khabiir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan