U gudub nuxurka bogga
SABAAD

afo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf ASubg AF3 xar
1

Haweenay la qabo; oori.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxan isweydiinjirey siday afo bikrad u noqotay.

”
“

Gabadh anigu waxan u aqaan afo, maranti, ama oori.

”
“

Qaar kale ayaa iyana ku dooday inaan kutubku ogolayn afo amuurahaas noqota.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

A · AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
afo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan