U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gabadh

Magac Dheddig
Naxwe-bdho, m.l
Xaraf GSubg GA6 xar
La Mid Ahgabar2Magac Dheddig
1

Haweyney aan weli la guursan; inan.

2

Cadrad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aamina Xuseen oo ah gabadh wax ka barata jaamacadda Minisoota ayaa waxa ay ii sheegtey in ay aad uga xun tahay in maanta halkan lagu soo dhaweeyo madaxdii Itoobiya oo ah kuwo ku tuntay xuquuqdii dadwaynaha Ogaadeeniya.

”
“

Libya: 15 Mayd oo Soomaali ah oo la Helay Maydadka 15 ka mid ah tahriibayaal Soomaali ah oo la la'aa ayaa laga helay Libya, 12 waa haween, waxaa ku jirtay gabadh yar iyo 2 nin.

”
“

Haddaba marka jacayl lasoo hadal qaado waxa qofkasta maskaxdiisa kusoo dhacaya wiil iyo gabadh is jecel.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-bdho, m.l

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gabadh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan