U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bikrad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf BSubg BI6 xar
1

Inan gabarnimadeeda qabta oo aan weli rag la gogolgelin; cadrad.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Bocorna waxan u aqaan bikrad.

”
β€œ

Waxan isweydiinjirey siday afo bikrad u noqotay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

B Β· BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bikrad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan