Tusaale Dheeraad ah3
“
Allahayoow naga kor qaad dulliga ina heysta, Allahayoow Soomaali niyadeeda burcad isu mari oo Allahayoow naga qabo inta xumaanta wada ee nagu dhex jirtaa.
”“
Aqoonyahankii Somaliland ee himidiisu ku ekayd qabo jagadii sarkaalkii Ingiriisku ka tagay, waxa galay hunguri siyaasadeed, markuu arkay darajooyinkaa sar-sare ee soo baxay.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
bot.
Xarafka
Q · QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
