U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aynnu

Magacuyaal Dhimman
Xaraf ASubg AY5 xar1 Tusaale
1

.y Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee wadarta ah oo ku jira kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayaa; innagu. .

Tusaalooyin

“

Guriga aynnu aadno

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa baaqa ah: “Dhaqankii aynnu hiddaha u lahayn ha loo noqdo.”

”
“

Ficilka daahirka aynnu aragno wuxuu ka tarjumayaa hab-dhaqan ah in ay Dawladdu leedahay qorshe iyo himmad sare oo ay ku samata-bixineyso Soomaaliya.

”
“

Intii tabarteenna ah waa in aynnu naafeennaa…haddii la inoo xoog-sheegtana waxaynnu qeylo-dhaan u diraynaa habar-dugaag.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Xarafka

A · AY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aynnu - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan