U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qorshe

Magac Lab
Naxwe-shayaal, m.l/dh
Xaraf QSubg QO6 xar
1

Nidaam habaysan oo hawl lagu fuliyo. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadkii aan doodda yeelanay waxay ii xaqiijiyeen taageerada ay u hayaan geeddi-socodka Qorshe- Hawleedka, anigana dhankeyga waxaan mar labaad u xaqiijiyay inay weligay iga go’antahay in geed-socodka nabadda Soomaaliyeed uu guul ku dhammaado.

”
“

"Dalkaan waa dal la qabsaday dowladdana waxaa laga doonayaa inay sameyso qorshe ay wax kaga qabanayso, waayo idaacadaha waxaa loo diiday heesihii Soomaaliga inay ka baxaan, hesihii carabtana maalin walba waa ka baxaan," ayuu yiri Maxamed dheere.

”
“

Clinton waxaa uu bartimaameed ka dhigtay dhibaatada Aids-ka ee Afrika, waxaa kale oo ka hadlay qorshe seddex waji ah oo qaarada Afirka lagaga saarayo Saboolnimada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-shayaal, m.l/dh

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qorshe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan