U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baabbe

Magac Lab
Naxwe-ayaal, m.l/dh
Xaraf BSubg BA6 xar1 Tusaale
1

Wax ciribtirid.

2

Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal tirtirid. .

3

Sharci burin.

4

Sharaf awood iwm ee qof leeyahay waxyeeleyn. baabbi'id m.f.dh baabba'2.

Tusaalooyin

“

Rooble ayaa wixii sabuuradda ku qornaa baabbi'iyay

”

Tusaale Dheeraad ah1

“

Shukulaatada waxaa wada baabbe'een oo maanta ka dhalatey ee hagaajinta isku xiga waxaa lagu gaari tan iyo bilowgii gumeysiga ee Ameerika.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ayaal, m.l/dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baabbe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan