U gudub nuxurka bogga
SABAAD

calaamad

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA8 xar
La Mid AhcalaamoMagac Dheddig
1

Tilmaan gaar ah oo wax leeyahay oo waxyaabaha la nooca ah looga garto; astaan.

2

Belo; masiibo.

3

C. ah: curyaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Astaanta waa iany noqataa mid u gaar ah Puntland sidaas awgeedna waa inay tahay mid muujineysa Astaan ama calaamad Puntland caan ku ah.

”
“

Xasan, ayaa isna hadal kooban oo uu halkaa ka jeediyay ku sheegay in aanay ahayn hadyad weyn, laakiin uu koobkani calaamad nabadeed.

”
“

Wuxuu si deg-deg ah calaamad ugu noqday halkaa, wuxuu tayadiisa kor u sii qaaday goolba goolka ka dambeeya, isaga oo u leexday inuu madax ka kow orod ugu tiriyo dhammaan ciyaartoyga, wuxuu 100 mitir ku ordaa 10,3 ilbidhiqsi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
calaamad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan