1
Axkaamta diinta islaamka; shareeco.
2
Xeerar dawladdu samayso oo dadka lagu xakumo.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Asbucii la soo dhaafey ayaa Gudomiyaha Barlamanka PL waxaa uu eedeyn toos ah u soo jeediyey Gudoomiyaha Barlamanka DF ah kadib markii xildhibanaada fadhigoodu yahay Baydhabo isku raaceen in sharci loo sameeyo shidaalka Somalia.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyo/shuruuc, m.dh
Xarafka
SH · SHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
